Get Adobe Flash player

Boqashada



FADLIGA QURAN

QALABKA EDEGA

Flash MP3 Player

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

99 Names Of Allah

Lajeclow Dadka

http://www.machadnurulislam.net/wp-content/uploads/2017/02/arabic_islam_calligraphy_quran.jpg
Viber: +252634518666
http://www.machadnurulislam.net/wp-content/uploads/2017/02/Islam-slider-900x500-min.jpg
Viber: +252634518666
http://www.machadnurulislam.net/wp-content/uploads/2017/02/quran.jpg
Viber: +252634518666
http://www.machadnurulislam.net/wp-content/uploads/2017/02/unnamed.jpg
Viber: +252634518666

Machadka machadnurulislam.net waa machad online ah oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogto Machadka waxaa dhigata arday ku kala nool sida USA, SWEDEN, NORWAY, FINLAND AUSTRALIA  I.W.M  macahdku wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan uleh duruusta ay bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba machadku waxa uu siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco waalidka waxaa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo ciroole machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba wax barashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu tinid waa fursad qaali ah Naga soo wac Telfoonada Hoose.


MACHAD KA machadnurulislam ONLINE KOORSOOYINKA AANU IDIIN HAYNO   WAA KU WA HOOSE 
1- Higaada Carabiga  {ا ب ت ث}  2- Akhrinta Qur’aanka 3 – Tajwiidka Qur’aanka. 4- Xiftiga Qur’aanka. 
5- Luuqada Carabiga. 6- Salaada  iyo Axkaamteeda 7- Caqiidada & Aasaaska Islamka  8-Al-Tarbiyah Islaamiya.
9-Cilmul Xadiis. 10.Axkaamta(Fiq-hi) Book1 to 12. 11.Duruus Waalidka ah. 12.siiradanagiga

email-32 E-mail: maxamedcali335@gmail.com
skype_circle_color-32 Skype: mahamed.ali801
phone-32 Viber:  +252634518666
mobile-32 IMO:   +252634518666
mobile-32 Whatsapp:   +252634518666

 

RIIX CALL FREE SKYPE

contact us

Adkaar waysada

MUXAADARO

MUXAADARO